Jump to content

Wayback Machine

Ka Wikipedia

Wayback Machine waa degel leh bogag shabakad ah oo hore. Waa mashiinka waqtiga ee internetka.

Logo

Internet Archive wuxuu bilaabay Mashiinka Wayback Oktoobar 2001.